Muqdisho” Banaanbaxayaal laka eryay iyo wariye la jir dilay

0

Fb Img 1630859663145

Boqolaal ka mid ah Shacaboa Muqdisho iyo qaar ka mid ah ehelada Ikraan tahliil ayaa isugu soo baxay K4 balse waxaa kala eryay Booliska Soomaliya

banaanbaxayaasha ayaa boolisku  gacanta ulatagay si howshooda uu u joojiyo iyaga oo kaliya soo bandhigayay in ay ka xun yihiim Arinta ikraan tahliil

ugu dambeen booliska ayaa jir dilay Saxafi Bahsiir Maxamuud oo ka howlgalayay Goob joog tv

ciidamda oo wariyaha xabsiga u dhaadhicayay ayaa dib u siiyay xuriyadiisa