Qoor Qoor oo ku laabtay Dhuusamareeb

0

Fb Img 1630857765302

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Abdi kaariye ayaa Galabta gaaray caasimada Galmudug ee dhuusomareb.

Qoor Qoor waxaa soo dhaweyay Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo Labada Gole ee dowlada maamulka caasimada iyo masuulin kale.