Cabdiwali Gaas oo Taageray xilka qaadistii Fahad Yaasiin lagu sameeyay

0

Fb Img 1630907264862

RW hore Abdiweli Gaas: Jawaabtii Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin waxaa ka muuqatay madax taag, RW Rooble ma heysan fursad kale oo uu tallaabo kale ku qaado marka tallaabadii uu shaqada kaga joojiyay waa mid sax ah, waayo madaxa Dowladda Rooble isagaa ah Hay’adda Nabad Sugiddana kama baxsana xeendaabka Dowladda

inta badan Siyaasiyiinta waxa ay aad u taageeren warka Rooble ka soo baxay