Taliye Xijaar oo isugu yeeray Saraakiisha Booliska

0

Fb Img 1630909657718

Taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya, Gen Maxamed Xassan Xijaar ayaa shir degdeg ah iskugu yeeray dhamaan Saraakiisha ciidanka Booliska sida taliska Qaybta guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo dhamaan talisyada kale ee Booliska.

Arrintaan ayaa la rumaysanyahay in lagu colaadinayo Wasiirka 1aad ee Xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble.

Sikastaba kulankaan ayaa si rasmi ah loo ogeyn waxa lagu lafa guri doono Ama ka soo bixi doono