DEG DEG- Maxkamada CQS oo loo gudbiyay kiiska Ikraan Tahliil

0

Fb Img 1631114926795

Xafiiska Xeer Ilaalinta Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa qabatay cabasho lid ku ah Agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, C/llaahi Kulane iyo Yaasiin Farey Taliyaha NISA ee Gobolka Banaadir, kaddib dacwad ay ka gudbisay Hooyo Qaali Maxamuud Guhaad oo ah Hooyada dhashay Ikraan Tahliil.