DEG DEG Farmaajo oo Gudi u Magacaabay Kiiska Ikraan Tahliil

0

Fb Img 1631549479260

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaan siinaya in baaritaan daah furan lagu sameeyo Kiiska Sarkaal Ikraan Tahliil Faarax ayaa u magacaabay Guddi Qaran oo ay hoggaaminayaan Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida

Wareegtadadan oo ka sooo baxday Xafiiska Farmaajo laguna xusin Magaca Taliyaha Nisa ee Xubinta Soo Magacaabayo

lama ogo in xukuumada Gaara ahan Raysalwasaare Rooble uu ogalaan doono warqada ka soo baxday Farmaajo