DEG DEG-Hooyada Ikraan tahliil oo habaar kala duldhacday Farmaajo

0

Hooyada Dhashay Ikraan Tahliil oo Goordhow muuqaal soo duubtay ayaa Habaartay Madaxweyne Farmaajo kadib warqadii uu caawa soo saaray.

“Ilaaheey waxaan ka baryaa Farmaajo waran Jini inuu Alle ku taago”

“Ilaaheey waxan ka baryaa Farmaajo nolashiisa, reerkiisa iyo caruurtiisa inuu ka dhex arko. Laf dhuun gashay ayuu nagu noqday. Cadaalad inay hesho gabadheeyda ayuu diidan yahay”