Madaxweynaha KGS oo gaaray beydhabo

0

Fb Img 1631536634143

Madaxweynaha KGS ayaa gaaray beydbabo kadib maalmo uu ku sugnaa Muqdisho

Lafta Gareen oo ka hadlayay safarkiisa ayaa yiri.

Waxaan maanta aniga iyo wafdi aan hogaaminayo dib ugu soo laabtay Magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel gaarka u ah Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.