DEG DEG: Shirkada Apple oo hada ku dhawaaqday soona bandhigtay iPhone13 Pro Max.

0

Fb Img 1631644131372

Naqshadii ugu dambeeysay ee Iphone13 Pro Max nooca 1TP ayaa soo baxay

Sida warar la helay qiimaha lacagta lagu iibsan doono ayaa lagu sheegay in ay u dhaxweyso $1,400 ilaa $1,800.

Arinta la hadal haayo ayaa la sheegaya in ay tahay Qadka 5G oo uu ku shaqeyn doono iyo Kaamirada oo nuc casri ah wax uga duuban karto kuna jarjaran karto.