DEG DEG- Xildhibaan Mahad Salaad oo hambalyo u diray Guusha Muuse Suude

0

Fb Img 1631640317933

Xildhibaan Mahad Salaad oo hambalyo u diray Senatar Muuse Suudi

waxa uu yiri” Hambalyo Al-Xaaji Muuse Suudi Yaxalow. Duqii Badbaado Qaran reer Hirshabelle si sharaf leh ayay ugu abaal gudeen. Madaxweyne Cali Guudlaawe iyo Barlamaanka Hirshabelle waa mahadsanyihiin.