Siyaasiga CCShakuur oo ka hadlay doirahsadii uu ku soo baxay sentarada Muuse Suudi

0

Fb Img 1631643236790

Siyaasiga CCShaluue oo ka hadlay doirahsadii uu ku soo baxay sentarada Muuse Suudi ayaa yiri”Waxaan u hambalyeynayaa Senator Muse Suudi Yalaxow oo mar kale dib loogu doortay Aqalka Sare ee Baarlamaanka. Waxaan u rajaynayaa in Ilaaheey la garab galo xilka. Waxaan kaloo ammaan mudan madaxweynaha dawlad Goboleedka Hir-shabeele, Cali Guudlaawe Xuseen oo suura geliyey doorasho tartankeedu furan yahay.

Waa siyaasigii ugu horeeyay oo soo dhaweeyay Guusha Muuse Suudi