DEG DEG- Puntland oo dhagax dhigtay Mashruuca dib u dhiska wadada isku xirta Xarfo iyo Jalam

0

Fb Img 1631698420384

Madaxwayne ku xigeenka Puntland Axmed Cismaan Cilmi Karaash ,wasiirka qorshaynta Cabdiqafaar Cilmi Xange , wasiirka howlaha guud , maamulka gobalka Nugaaal, kan degmada Burtinle, Iyo Isimada dhaqanka ayaa dhagax dhigay Mashruuca dib u dhiska wadada isku xirta Xarfo iyo Jalam oo ay maalgaliyeen midowga yurub.

puntland ayaa mudooyinkii dambe waday dadaalo lagu hormarinayo deegaanadeeda

intabadan horay waxaa looga hirgaliyay Mashaariix badan oo dhisma ah.