DEG DEG-Somaliland ayaa guddi u saartay dilalka soo noqnoqday

0

Fb Img 1631791687997

Xukuumadda Somaliland ayaa guddi u saartay dilalka soo noqnoqday ee ka dhaca gobolka Sool. Shirkii golaha Wasiirrada ee maanta ayaa go’aankaas laga soo saarey.

dhawaan ayay aheyd markii Gudaha Somaliland lagu dilay odoyaal dhawan Siyaasiyiin iyo xubno ka mid ah Goloyaasha Deegaaanada Somaliland laga soo doorto