Majaajiliistihii weynaa ee Cabdi Muriidi Dheere ayaa hadda waxaa ku soo booday xanuun daran sida ay ii xaqiijiyeen ehelkiisa.
Ajakis ayaa hadda xaaladiisa caafimaad ay aad u darantahay sida uu inoo xaqiijiyay wiilkiisa oo ilmada ceshan la’ xanuunka aabahiis haaya darteed.