DEG DEG:- Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta berrito musharraxiinta is diiwan geliyay ay hadal jeedintooda sameyn doonaan.

0

Fb Img 1632766546282

Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay in maalinta berrito musharraxiinta is diiwan geliyay ay hadal jeedintooda sameyn doonaan.

Maanta ayay aheyd markii horay gudiga ay shaaciyeen hadal jeydinta in ay bilaabaneyso,Balse xalay ayay sheegin in dib loo dhigay

Arinta dib u dhiga ayaa lagu sheegay in xafiiska Farmaajo uu ka dambeeyay, Kaasi oo la sheegay in uu kalahaa qorshe Siyaasadeed