DEG DEG:- Gudoomiye Mursal oo Ra’isulwasaaraha XFS dib ugu celiyay Hindiseyaal sharci iyo heshiisyo ay xukuumadiisu Golaha Shacabka usoo gudbisay Baarlamaanka 10

0

Fb Img 1632772744444

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa Ra’isulwasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble dib ugu celiyay Hindiseyaal sharci iyo heshiisyo ay xukuumadiisu Golaha Shacabka usoo gudbisay Baarlamaanka 10-aad si uu ugu wareejiyo Golaha wasiirada cusub ee imaan doona si ay ugu wareejiyaan Baarlamaanka kan xiga ee 11-aad,ka dib warqad goordhow kasoo baxday xafiiska Guddoomiyaha.