DEG DEG:- Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda oo sheegay in la isku raacay in kursiga koowaad ee Aqalka Sare ee Somaliland Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu kula tartamo Murashax kale

0

Fb Img 1632776283041

Sida uu sheegay Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Mahdi Maxamed Guuleed Khadar waxaa la isku raacay in kursiga koowaad ee Aqalka Sare ee Somaliland Cabdi Xaashi Cabdullaahi uu kula tartamo Saciid Cumar Xuseen.

Siciid Cumar Xuseen ayaa isla caawa la guddoonsiiyay shahaadada cadaynaysa musharaxnimadiisa.

Lama ogo in uu ku qanacsanan doono warka XFS ka soo baxay iyadoo horay loo ogaa gudigii doorashada Gobolada Wuqooyi ay soo saren in kaliya Cabdi xaashi aysan jirin cid la tartameyao