Kaluumaysatada Kenya oo ku hanjabay in ay si wadayaan kalluunka ay kala baxaan biyaha Soomaaliya. SOMALI NEWS By Radio Kulmiye Last updated Oct 14, 2021 0 Share Kaluumaysatada Lamu Kenya ayaa wacad kumaray inay sii wadayaan Kaluunka ay kala soo baxaan Badda Soomaaliya Loo Xukumay Shalay . In Kabadan 7 Kun oo Kaluumaysato ah ayaa Maalin walba ushaqo taga Badda Soomaaliya Loo Xukumay Kuwaas oo %65 Kaluunka Kahela Goobtaas oo Noloshoodu Kutiirsantahay. Arintaan ayaa timid maalin kadib markii Soomaaliya ay Kenya kaga guuleysatay Maxkamada ICJ

0

Fb Img 1634204234283

 

Kaluumaysatada Lamu Kenya ayaa wacad kumaray inay sii wadayaan Kaluunka ay kala soo baxaan Badda Soomaaliya Loo Xukumay Shalay .

In Kabadan 7 Kun oo Kaluumaysato ah ayaa Maalin walba ushaqo taga Badda Soomaaliya Loo Xukumay Kuwaas oo %65 Kaluunka Kahela Goobtaas oo Noloshoodu Kutiirsantahay.

Arintaan ayaa timid maalin kadib markii Soomaaliya ay Kenya kaga guuleysatay Maxkamada ICJ