Dagaal ka dhacay magaalada dhuusamareeb

0

Fb Img 1641288170826 780x470

Wararka ka imaanayo magaalada dhuusamareeb ee xarunta maamulka galmudug ayaa tibaaxaya in bartamaha Magaalada Dhuusamareeb oo ka socdo dagaal lana maqlayo dhawaaqa rasaas xoogan.

Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay isku dheceen Ciidamo ka tirsan kuwa GorGor iyo Ciidanka Booliiska ee ilaaliya xarunta degmada iyo baraha koontarool ee ku dhaw.

Dagaalka oo aan khasaraha uu dhaliyay ayaa socday mudo ku dhaw toban daqiiqo sidoo kale waxaa istaagey isku socodka dadka iyo gaadiidka.

Faah-faahinta kasoco.