Shirka wadatashiga qaran oo la filayo in maanta lasoo gaba-gabeeyo.

0

2

Shir labadii maalin ee lasoo dhafay uga socday magaalada muqdiaho golaha wadatashiga qaran loogana hadlayay doorashooyinka dalka ayaa la filayaa in Maanta galinka dambe lasoo gaba-gabeeyo Shirka udhaxeeyo golaha wadatashiga qaran.

Intii uu socday shirka labadii maalin ee lasoo dhafay waxaa ay golaha wadatashiga qaran kulamo la qaateen xubno ka socday beesha caalamka, iyo midowga musharixiinta mucaaradka, waxaana sido kale lagu wadaa in laga soo saaro war warmurtiyeed.gaba-gabeeyo Shirka.

Xoggo hor dhac ah oo laga heshay  ayaa lagu sheegay in shirka laga soo saai oono qodobo dhoowr ah oo ay ka mid yihiin,
Hirgalinta heshiisyada doorashada, jadwalka,
caqabadaha iyo cabashooyinka hufnaanta,
Falanqeyn iyo wadatashi talooyinka iyo
fulinta heshiisyada iyo habraacyada.
,Go’aan qaadasho arrimaha kala duwan ee
shirka horyaal iyadoo la tixgalinayo talooyinkii iyo macluumaadkii maalintii koowaad ee Shirka, Soo bandhigga Qorshaha Goedi-socodka
koowad ee shirka; Dowladnimda Xilliga Kala-guurka.