FADEEXO: Madaxweyne Qoor-Qoor oo Xabsiga Dhigay Musharaxa Kursiga HOP248 Sugaal Fareey.

0

7

Sugaal Fareey xoghayaha Madaxweynihii hore ee Ximan iyo Xeeb Abdulahi Ali Mohamed Baarleex oo hada ah musharax u taagan kursiga HOP248 ayaa lagu xirey magaalada Dhusomareb kadib amar kasoo baxay madaxweynaha Galmudug QoorQoor,

Xarigaan ayaa kusoo Aaday xili uu maanta usoo gaaray magaalada Dhusomareb diyaarinta goobaha ololaha musharax Baarleex!

Qoorqoor oo kursiga la doonaya Saadaq Joon ayaa caburin ku haaya musharaxiinta kursigaas taasi oo hareer marsan habraacyadii lagu heshiiyay Qoorqoor ayaa u muuqd mid u bareeray dhaca kursta Galmudug taalo.
Qoor Qor in uu Boobo ayuu rabaa  Kuriga HOP248 lana siiyo  Saadaq Joon si loo doodsiiyo kursiga sumadiisu tahay HOP 248 Musharax Farey.

Dadka Galmudug ee cadaalada ka sugaya Axmed Qoorqoor haku tusaale qaataan iskudaygiisa maangaabninada ah ee uu kursiga Maxamed Cabdi oo ah jufo ahaan kursiga matalaada beeshiisa oo ka dhexeeya jufooyinka Reer Warsame, reer Caraaye iyo Reer Muuse ayuu Qoorqoor doonayaa in isaga oo reer Muuse ah oo ku fadhiya kursiga Madaxweynaha Galmudug uu hadana ugu daro kursigii Maxamed cabdi oo dhan ka dhexeeyay waliba Saadaq Joon oo uu doonayo inuu u dhaco waxay isku sii yihiin jufadiisa hoose ee reer Cumar hadana reer Guuleed Gacameey dhanka kale nin uu rabo inuu siiyo kursiga uu ka dhacayo Reer Warsame iyo Reer Caraaye iyo Qoorqoor waa waa ilmo Habreed.

Arintu waxay taagantahay halkii uu Abwaan Hadraawi ka yiri Nin ku yiri sinnaan meyno adna buri sareeyntiisa
Sedka waad wadaagtaane ma dagaashan baa tiisu? Soomaaliyeey iyo Reer Galmudugoow Axmed Qoorqoor waa kaas waase qofkii iyo qabiilkii yeela