Waxaa goordhow lagu soo geba-gabeeyay teendhada Afisiyooni ee Magaalada muqdisho doorashada Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Aqalka Sare, waxaana wareega Saddexaad ee loo gudbay ku guleystay Senoter
Wareega labaad ayaa waxaa ku tartami lahaa ilaa Afar musharrax ee kala ah Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde)
1: Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde)
2: Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag).
3: Senator Ilyaas Badel Gaboose.
4: Senoter Xasan Xuseen Xaaji
Hayeeshee waxaa tartanka ka tanaasulay Senator Ilyaas Badel Gaboose & Senoter Xasan Xuseen Xaaji, waxaana wareega Saddexaad oo loo gudbay ku tartamay Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) iyo Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), waxaana ku guuleystay guddoomiye kuxigeenka labaad ee Aqalka Sare , waxaana codadaka ay u kala heleen.
1: Senoter Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde) 30 Cod
2: Senator Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) 23 hal cod ayaa halaabay.