WAR CUSUB”Cabdi Xaashi oo markale ku guuleystay Gudoomiyaha Aqalka Sare

0

Cabdi

Xarunta Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay doorashada guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare iyo labadiisa kuxigeen, iyada oo ay ku tarmaeen ilaa Saddex Mushrax.

54 Mudane ee uu ka kooban yahay Aqalka Sare ayaa Goobta doorashada ku sugnaa , waxaana doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ku tartamay Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax Axmed Jaamac iyo Cusmaan Abuukar Dubbe, waxaana  guuleystay

Xubnaha  ku tartamay doorashada Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ayaa waxaa ay codadka u kala heleen Cabdi Xaashi Cabdillaahi oo guuleystay 28 Cod,  Saalax Axmed Jaamac 24 Cod iyo Cusmaan Abuukar Dubbe  oo helay 2 Cod majirin cod halaabay.